Abla-Ablaynta Beelaha Qabiilka Gadabuursi (samaroon siciid).

This is short classification of the Gadabuursi clans, The more detailed one is to be posted in near time. Fadlan wixii sixid ah noo soo tabi. We welcome your feedbacks. Habar Afaan Gobe Xildiid Salaan Muuse Ali Ganuun (Ali Ganuun) Hebjire (Xeebjire) Gadheere Reer Isin Jibra’en (Jibraacin) Isse Samaroon (Reer Ciise) Yusuf Samaroon (Habar Yaasif) [...]

Mudaaharaad xaq u dirir ah

Tacsi- shuhadada.

Waxa uu bogga samaroon.wordpress.com uu tacsi u dirayaa qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen shuhadadii gardarada lagu dilay waxa aanan eebo uga baryaynayaa inuu janadii fardawsa ka waraabsho. -Marxuum Alshahiid Cali Bagaashle (Aadan Yoonis) Ganacsade -Marxuum Alshahiid Daa’uud Xaashi ( Reer Faarax Nuur)      Engineer Mechanic -Marxuum Alshahiid Mawliid (Jibraacin)  Ganacsade Marxuum Alshahiid Cali Aw Cumar [...]

Gadabuursi inta nabad lagaga dhaco ayaa ka badan inta colaad lagaga dhaco.

Marka hore waxaan jecelahay in aan tacsi u diro dhamaan eheladii iyo qaraabadii nimankii ku shahiiday falkii cunsuriyada ahaa waxaanan ilaahay uga baryayaa in uu janada fardawsa ka waraabiyo.

Waxa ah shay laga gubto, jidhku iyo jiidhku ka dubaaxsho, maankuna ka yalaalugoodo dhacdadan cunsuriga ah kuna salaysan qabyaalada ee lagula kacay shacabka Gobolka awdal ama Qabiil waynaha Gadabursi .

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.