Courtesy of Saylac.com:-Sida ku cad buuga tariikhda qadiimka ee Adal lagu qoray waxa markii ugu horeysay tariikhda loo soo saarey wakhtigii iyo magacyadii Ugaasyada Beelaha Samaroon iyo goobtii lagu caleemo saarey ee dhulka la odhan jiray Adal waxayna kala yihiin sidatan hoos ku qoran:
Tiradii Ugaasyada Beelaha Samaroon ayaa lagu sheegay 60 Ugaas waxaana ugu magacyo weynaa 16 Ugaas ee hoos ku qoran ( Tariikhda boqortooyada Adal) found by Saylac Media at Harar Old Museum .
| Magaca Ugaaska | Tariikhda caleemo Saarka | Goobta lagu Caleemo Saarey |
| Ugaas Cali | 1639 kii | Saylac |
| Ugaas Cabdi Ugaas | 1639 kii | Saylac |
| Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi | 1664. | Saylac |
| Ugaas Cabdile Ugaas Cabdi | 1665. | Saylac |
| Ugaas Nuur Ugaas Cabdi | 1698 | Saylac |
| Ugaas Hiraab | 1733 | Saylac |
| Ugaas shirdoon | 1750. | Saylac |
| Ugaas samatar | 1772 | Saylac |
| Ugaas Guuleed. | 1812. | Saylac |
| Ugaas Rooble | 1871. | Harawo |
| Ugaas Nuur Ugaas Rooble | 1835. | Saylac |
| Ugaas Rooble ugaas nuur | .1888. | Saylac |
| Ugaas Cilmi warfaa | 1898 | Harawo |
| Ugaas Cabdi Ugaas rooble. | 1938. | Harawo |
| Ugaas Doodi | 1948 | Harawo |
| Ugaas Rooble Ugaas Doodi | 1952. | Harawo |
| Ugaas Jaamac Muxumed | 1960 | Harawo |
| Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble. | 1985- Hada waa Ugaas | Borama |
Filed under: 1 Tagged: | Caleemosaar, gadabuursi, Gudabiirsi, samaroon, ugaas







ASC walaalayaal
Ugaas Cali waxa lagu caleemo saaray magaalda Gebiley 1607 dii .
fadlan informationka saxaa !!
su’aal yaa ii sheegi kara Abtirsiinta Ugaas JAAMAC MUXUMED iyo halka uu kasoo galay Ugaasnimada????
Magaciisu waa Ugaas Ugaas Jaamac Muxumed Ugaas Cilmi,,,Ugaas Cilmi waxa loo yaqaanay Ugaas Cilmi dheere, Hadii aad taariikhda inuun hayso, Ugaasyada ugu waawayn ee Soomara ayaa uu ahaa Ugaas Cilmi dheere.
ugaas jaamac muxumed ugaas cilmi waa wiilkii uu ugaas cilmi dheere awaawga u ahaa waxana lacaleema saaray markii uu geeriyooday ugaas cilmi dheere ladilayna aabihii amiir muxumed ugaas cilmi wakhtigii dargiga huuno way jirtaa ugaasnimadiiisu lamana diidi karo waa qaybka mida taariikhda samaroon