WARSANMAG-Waxan qeybtan kaga hadli doona Asaaskii Degmada Borama oo ku soo bilaabantay J/Horato Qarnigii Awalkisi ka dibna loo soo guuray Borama oo ah Maanta Magaalo madaxda Awdal oo Runtii Bedeshay Caaismadii Awdal ee Saylac oo Gumeysigu Baabiiyey Qarnigaa hore.J/Horato waxa la dagay dhamaadkii Qarnigii 19aad dad bayacmushtar oo ka yimid Saylac ayaana Dagay oo ka furay Dukaano iyo makhaayado iwm
Filed under: Uncategorized | Tagged: Boorama, Jaarahorato, Saylac | 2 Comments »






