Waxaan La Hureyn Horaa Loo Yeelaa.

Suleiman Abdi Dugsiye: Waxaan la hureyn horaa loo yeelaa waa odhaah hodan ah oo waxsheeg iyo tusaaleba leh. Aleylehe hadal waa intii hore loo yidhiye si adag ma ku bartey (learned the hard way). Maanta nafteydaa jeclaatey in aan kusoo qoro maqaalkan afkeena hooyo ee hodanka ah ee aan cudurdaartee dhowr jeer baa la iigu dhawaaqey inaanan ku fiicneyn qoridda xarfaha laban laabma ee hadii aan qori waayo laban laabka, fadlan akhriska ku laban laaba. Continue reading

Advertisements

Mujaahid Cabdi Kaamil Cawaale (Mujaahid naftii hure)

Geesnimada waa loo dhashaa ee lama barto, Cabdi kaamil cawaale (naftii hure) waa nin
mutaystay naanaystan muujinaysa dal jacayl iyo geesinimo, waa nin wixii ugu qaalisanaa
ee uu qof haysto u u bixinayay si uu u difaaco dalkiisa.
“Calankayga nuuraw hadii aanan soo noqon Allahayaw ku nabad yeel”
waa ereyo ka soo burqaday Afka mujaahidkan isaga oo cagta ku sii haya toobinkii uu Continue reading

Ugaas nuur Ugaas rooble:- Ugaaskii Xikmada -Qaybtii 1aad

Ugaas nuur ugaas rooble waxa uu ahaa ugaas soomaaliyeed, abwaan, hogaamiye ciidan, taariikhyahan
filasoofar iyo nin eebe ku manaystay garaad iyo karti aad u xeeldheer oo uu dadka dheeraa.
Ugaaska isaga oo da’a yar ayaa waxa loo boqray ugaasnimada Qabiilka Gadabuursi, isaga Continue reading

Guddi U Amba Baxday Dayactirka Iyo Siyaarada Xabaashii Sheekh Samaroon

Borama-(Lug)-Maanta ayaa magaalada Borama waxa ka amba baxday Gudi dhowr Xubnood ah oo ujeedada safarkoodu yahay inay soo dayactiraan soona siyaartaan xabaashii Sh.Samaroon Allaha u naxariistee oo ku taala degmada Xiis ee G/Sanaag.

X.Dayib Sh.Maxamed C/laahi oo ka tirsan guddidaasi ayaa safarkooda ku micneeyey ilaalinta taariikhda qadiimiga ah ee dadka reer Awdal waxana uu taasi daba dhigay inay doonayaan inay xabaasha Sheekha soo dayac tiraan isla markaana soo siyaartaan. Continue reading

My Little Sweet Talk With Warsan: “Giis (Geese) baa gartee Gadabursi wuu garan”

This is an article I read once, it was great and from and from an exceptional Awdalite mr. Suleiman dugsiye, actually my favorite concerning the Awdal issues. So enjoy it too.

By Suleiman Abdi Dugsiye: I drove to Montreal for a business trip (2 hours drive) last Thursday. To entertain myself I selected the best CDs of classic Somali songs and poems from my collection. From song to song, I enjoyed and sometimes sang along. Without any dull moment, I found my self covered half way the trip. I decided to change the course and listen to a Somali gabey. Continue reading

The gadabuursi Somali script.

One of the first Somali scripts, created by Abdirahman sh. nour, and named it after his own tribe The Gadabuursi somali script.

Click here to learn and know what you don’t know about the Gadabursi somali script.

The Forbidden Journey -From Zeyla to herer

Part 1

part 2

part 3