Kabaalka nagi — Gabay- ugaas nuur ugaas rooble

Ugaas nuur ugaas rooble oo aan hore uga sheekaynay ayaa iska leh maansadan taariikhiga ah.
Maansadani waxay xambaarsantahay dhacdooyin taariikhi ah oo aad u balaadhan hadana aan ka sheekayn doono. Continue reading