Reer Nuur waa rimay geel

Qaraaradii foosha xumaa ee ay ku kaceen gudidii golaha guurtida ee khilaafka ceelbardaale oo ahaa qaar muujinayay dareeno iyo uur ku taalooyin la qarsanayay afkana laga dhawrayay ayaa haatan soo ifbaxay. Go’aanadaas oo ahaa qaar qof walba oo garaad leh , misana adeegsanaya miisaan caadil ah uu ka yalaalugoodo, iskaba daa taageerideedabee. Continue reading

Advertisements