Magacyada Ugaasyada beesha Gadabuursi / Samaroon

Courtesy of  Saylac.com:-Sida ku cad buuga tariikhda qadiimka ee Adal lagu qoray waxa markii ugu horeysay tariikhda loo soo saarey wakhtigii iyo magacyadii Ugaasyada Beelaha Samaroon iyo goobtii lagu caleemo saarey ee dhulka la odhan jiray Adal waxayna kala yihiin sidatan hoos ku qoran:

Tiradii Ugaasyada Beelaha Samaroon ayaa lagu sheegay 60 Ugaas waxaana ugu magacyo weynaa 16 Ugaas ee hoos ku qoran     ( Tariikhda boqortooyada Adal) found by Saylac Media at  Harar Old  Museum .

Magaca Ugaaska Tariikhda caleemo Saarka Goobta  lagu Caleemo Saarey
Ugaas Cali 1639 kii Saylac
Ugaas Cabdi Ugaas 1639 kii Saylac
Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi 1664. Saylac
Ugaas Cabdile Ugaas Cabdi 1665. Saylac
Ugaas Nuur Ugaas Cabdi 1698 Saylac
Ugaas Hiraab 1733 Saylac
Ugaas shirdoon 1750. Saylac
Ugaas samatar 1772 Saylac
Ugaas Guuleed. 1812. Saylac
Ugaas Rooble 1871. Harawo
Ugaas Nuur Ugaas Rooble 1835. Saylac
Ugaas Rooble ugaas nuur .1888. Saylac
Ugaas Cilmi warfaa 1898 Harawo
Ugaas Cabdi Ugaas rooble. 1938. Harawo
Ugaas Doodi 1948 Harawo
Ugaas Rooble Ugaas Doodi 1952. Harawo
Ugaas Jaamac Muxumed 1960 Harawo
Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble. 1985- Hada waa Ugaas Borama Continue reading