Awdal 1884 (Saylac Qarnigii 19aad) Maqalo Taariikh

Xigasho Warsanmag-Waxan jecelahay inan halkan idinku soo bandhigo dhowr maqaal oo oo ku saabsan taariikhda Awdal ee qarnigii 19 aad, oo qeyb ka ah buug aan qoray labaatan sano ka hor oo ku beegan 1985 bugaas oo magaciisa yahay(Awdal 1884) .waxa ay qoraaladan soo koobayaan faragelintii dawladaha qarbigu ay ku sameeyeen dhulka soomalida guud ahaan iyo gaar ahaan sidii ay usameeyeen gobolka Awdal (Saylacl iyo Harar) oo ay wakhtigaas ay ka jirtay dawlado somaliyeed oo madax banaan iyo ilbaxnimo fac weyn .waxan aan ku eegi doonaa qoraaladan isbedelkaas oo keenay dib udhac dhinacyada siyaasadda dhaqaalaha iyo dinaca arimaha bulshada intaba. Continue reading

Advertisements