Aadan Tarabi oo burco jooga ayaa dhawaan ugaas C/rashiid Ugaas-Rooble Ugaas-Doodi Gabay Amaan ah u soo tiriyay.

Xigasho: Awdalpress.com

Aadan Tarabi oo burco jooga ayaa dhawaan ugaas C/rashiid Ugaas-Rooble Ugaas-Doodi Gabay u soo tiriyay, waxana uu yidhi sidan:-

Afti gabay ugaasow ma tirin tan iyo uub dheere

Umaan furin albaabada baryahan u anbaqaadkiisa

Caawana adaa igu unkaye maba abuureene

Adigay xasuusyee ugaas iguma oognayne Continue reading

Advertisements