Waxan akhriyay munaasabada caleema saarka ugaaska samaroon qaabka loo agaasimo oo runti ah mid aan aad ugu bogay akhrinteeda. Arintas aya waxa ay igu dhalisay in aan raadiyo taarikhda dhabta ah ee gadabuursiga. Idinka oo raali ah aya waxan jecla inad iiga jawabtan su-a,aalahan 1. Imisa ugaas aya horay u soo maray qabiilka gadabuursi. 2. Abtirsiinta ka tirsanayaasha qabiilku halkee ayabay isagu yimaadaan, imisa awaw aya ugu badan ama ugu yar oo shaqsiyadku ku galaan gadabursi. 3. Qabiilka maxa ugu wacan in mudo dheer ay bila ugaz jiraan.