Asaaskii Boorama; ka Hayaankii Saylac iyo dhextaalkii Jaaraahorato.

WARSANMAG-Waxan qeybtan kaga hadli doona Asaaskii Degmada Borama oo ku soo bilaabantay J/Horato Qarnigii Awalkisi ka dibna loo soo guuray Borama oo ah Maanta Magaalo madaxda Awdal oo Runtii Bedeshay Caaismadii Awdal ee Saylac oo Gumeysigu Baabiiyey Qarnigaa hore.J/Horato waxa la dagay dhamaadkii Qarnigii 19aad dad bayacmushtar oo ka yimid Saylac ayaana Dagay oo ka furay Dukaano iyo makhaayado iwm Continue reading

Ugaas nuur Ugaas rooble:- Ugaaskii Xikmada -Qaybtii 1aad

Ugaas nuur ugaas rooble waxa uu ahaa ugaas soomaaliyeed, abwaan, hogaamiye ciidan, taariikhyahan
filasoofar iyo nin eebe ku manaystay garaad iyo karti aad u xeeldheer oo uu dadka dheeraa.
Ugaaska isaga oo da’a yar ayaa waxa loo boqray ugaasnimada Qabiilka Gadabuursi, isaga Continue reading

Watch a short documentary on the history of Saylac

Saylac, a historical place that can be Described as the Eldorado of Somaliland or generally for all the Somali ethnic group is telling a story of its legacy.